Muungaab oo si dirqi ah uga badbaaday isku day dil oo lagu Khaarijin lahaa.

Sunday July 27, 2014 - 19:06:50 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muungaab oo si dirqi ah uga badbaaday isku day dil oo lagu Khaarijin lahaa.

    Jugta qarax xooggan ayaa laga maqlay xaafado katirsan degmooyinka Yaaqshiid iyo Kaaraan ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jugta qarax xooggan ayaa laga maqlay xaafado katirsan degmooyinka Yaaqshiid iyo Kaaraan ee magaalada Muqdisho.
Goob joogayaal ayaa sheegay in qarax lala helay gaari uu lahaa Xasan Muungaab oo ah guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa lala helay Muungaab balse waxaa la sheegay in uu ka badbaaday balse waxaa ku dhintay laba qof oo rayid sida uu SomaliMeMo u xaqiijiyay mid kamida dadka deegaanka.

Waa isku daygii ugu horreeyay oo lala maago Guddoomiyaha gobolka Banaadir ugu magacaaban maamulka Xasan tani waxay qeyb ka tahay ammaan darrada ka taagan magaalada Muqdisho.

Liibaan Jeexoow SomaliMeMo

Muqdisho,

Related Items