Intabadan Wadamada Caalamka Islaamka oo looga Dhawaaqay in Berri Ay Tahay Maalin Ciid Ah.

Sunday July 27, 2014 - 19:30:58 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 2
  • Share via Social Media

    Intabadan Wadamada Caalamka Islaamka oo looga Dhawaaqay in Berri Ay Tahay Maalin Ciid Ah.

    Dalka Soomaaliya baadi goob ballaaran ayaa loogu jiraa bisha Shawaal iyadoona lafilayo in maamullada dalka kajira ay saacadaha soo socda ku dhawaaqaan in berri ciidul Fidri tahay iyo inkale.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dalka Soomaaliya baadi goob ballaaran ayaa loogu jiraa bisha Shawaal iyadoona lafilayo in maamullada dalka kajira ay saacadaha soo socda ku dhawaaqaan in berri ciidul Fidri tahay iyo inkale.

Intabadan wadamada caalamka islaamka ayaa looga dhawaaqay in maalinimada berri ah ay tahay maalinta koowaad ee munaasabadda ciidul Fidriga.

Wadamada Qadar,Sacuudiga.Yemen,Imaaraatka Carabta iyo Maleesiya ayaa iclaamiyay in berry ay tahay maalin ciid ah sidoo kale muslimiinta Sunniga Ciraaq ayaa iyana berry maalin ciid ah ku dhawaaqay.

Dhanka wilaayaatka islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha Soomaliya ayaa laga war sugayaa in bisha Shawwaal laga arkay iyo inkale iyadoona lafilayo in Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay Ciidul Fidriga Iclamiso.


Lasoco Wixii soo kordha

Related Items