Sheekh Cali Katiin "Haloo Duceeyo Walaalaheena Muusil" Dhageyso.

Tuesday October 18, 2016 - 17:13:19 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Cali Katiin "Haloo Duceeyo Walaalaheena Muusil" Dhageyso.

    Dowladda Maraykanka iyo Rawaafida Ciraaq ayaa ku dhawaaqay inay weerar ku yihiin muslimiinta Ahlu sunaha Ee Ku Nool Magaalada Muusil Ee Dalka Ciraaq.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Maraykanka iyo Rawaafida Ciraaq ayaa ku dhawaaqay inay weerar ku yihiin muslimiinta Ahlu sunaha Ee Ku Nool Magaalada Muusil Ee Dalka Ciraaq.


Waxaa laga digayaa in rawaafida ay xasuuqaan Muslimiinta sida ka dhacday magaalooyin ay qabsadeen.

Sheekh Cali katiin oo kamid ah Culimada diinta islaamka oo la hadlay idaacadda Al-furqaan ayaa umadda Muslimiinta ugu baaqay inay uduceeyaan walaalahooda oo wajahaya duulaan Cudwaani ah.

Ducada ayuu sheegay in Muhiim tahay islamarkaana qof waliba oo muslim ah uu awoodo.

HALKAN KA DHAGEYSO CODKA SHEEKH CALI.


Xigasho: Idaacadda Alfurqaan

Related Items