Dhageyso:Maxbuus Daryeel Xumo Ugu Dhintay Xabsiga Dhexe Ee Muqdisho.

Wednesday July 30, 2014 - 14:19:56 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Maxbuus Daryeel Xumo Ugu Dhintay Xabsiga Dhexe Ee Muqdisho.

    Tacadiyo xooggan ayaa lagasoo sheegayaa xabsiyada magaalada Muqdisho oo ay gacanta ku hayaan ciidamada Ashahaadda ladirirka ee qaabilsan ladagaalanka waxa loogu yeero Argagaxisada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tacadiyo xooggan ayaa lagasoo sheegayaa xabsiyada magaalada Muqdisho oo ay gacanta ku hayaan ciidamada Ashahaadda ladirirka ee qaabilsan ladagaalanka waxa loogu yeero Argagaxisada.

Xabsiga dhexe ee Xamar waxaa ku dhintay Maxbuus lagu magacaabi jiray Max’med Ibraahim Muuse oo ku eedaysnaa in uu katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Sacdiyo Max’med oo ah hooyada dhashay Maxbuuska xadgudubka u dhintay ayaa warbaahinta u sheegtay in wiilkeedu uu muddo ku xanuunsanayay xabsiga islamarkaana saraakiisha DF-ka ay diideen in maxbuuska ladaweeyo ama xarum caafimaad lageeyo taasina ay sababtay in uu dhinto.


Dowladda Xasan Sheekh ee shisheeyaha soo duulay la shaqeysa ayaa tacadiyo fool xun ugeysanaysa shacabka Muqdisho iyadoo isku qarinaysa "ladagaalanka Argagaxisada”.


Liibaan Jeexoow
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items