Muslimiinta Caalamka oo Berri dhameystiraya Bisha Shacbaan.

Wednesday April 22, 2020 - 20:26:18 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muslimiinta Caalamka oo Berri dhameystiraya Bisha Shacbaan.

    Inta badan wadamada caalamka islaamka ayaa maalinta berri ah looga dhawaaqay in ay tahay 30-ka bisha Shacbaan 1441 Hijriya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inta badan wadamada caalamka islaamka ayaa maalinta berri ah looga dhawaaqay in ay tahay 30-ka bisha Shacbaan 1441 Hijriya.

Dowladaha Sacuudiga, Imaaraatka Carabta, Qadar iyo Pakistan ayaa ku dhawaaqay in berri la dhameystirayo bisha Shacbaan islamarkaana maalinta jimcaha ay tahay 1,Ramadaan 1441 Hijriya.

dhammaan gobollada dalka Soomaaliya oo ay kamid yihiin wilaayaatka Islaamiga ah lagama arag bisha ramadaan wuxuuna baadi goobku bilaaban doonaa habeen dambe insha'Allaah.

 insha’allaah dib ayaan macluumaad dheeri ah kasoo qori doonaa.

Related Items