Shabakadda islaamiga SomaliMeMo waxay akhristayaasheeda usoo gudbinaysaa isdaar cusub oo daaha ka feydaya wajiga Madoow ee Wadaada xumayaasha Soomaaliya ee wada shaqeynta laleh maamullada dabadhilifyada sharciyaddana siiya soo duulayaasha AMISOM!
Isdaarkan oo la daawan karo qadar 20 daqiiqa ah waxaa lagusoo bandhigayaa
Hoggaamiyaal katirsan Ururka Al Ictisaam oo ku hadaaqayo Hadallo la yaab leh
waxaana isdaarkan ciwaankiisu yahay "Ictisaam Dullaaalada Diinta iyo Dalka” uu
umadda u kashifayaa xumaanta kuwa loo yaqaan Culimaa’usuuga.
Daawo: SomaliMeMo Oo Soo Saartay isdaar Ciwaankiisu Yahay "Ictisaam Dullaalada Diinta iyo Dalka".