Dhageyso:N.Kay oo Lagu Eedeeyay in uu Khalalaaso dhan Walba ah Ka Wado Deegaanada Puntland.

Monday August 18, 2014 - 09:20:41 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso:N.Kay oo Lagu Eedeeyay in uu Khalalaaso dhan Walba ah Ka Wado Deegaanada Puntland.

    Waxgaradka kasoo jeeda gobollada waqooyi Bari Soomaaliya ayaa ka hadlay socdaalka uu magaalada Garowe ku tegay N.Kay Ergayga Q.Midoobe uqaabilsan Arrimaha Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxgaradka kasoo jeeda gobollada waqooyi Bari Soomaaliya ayaa ka hadlay socdaalka uu magaalada Garowe ku tegay N.Kay Ergayga Q.Midoobe uqaabilsan Arrimaha Soomaaliya.

Nabadoon Cabdullaahi Kufridiid oo wareysi gaar ah siiyay idaacadda Andalus ayaa sheegay in Cabdi Wali Gaas uu yahay laheyste islamarkaana N.Kay uu ku qasabayo in uu si la heshiiyo hoggaanka Dowladda Federaalka.

"Socdaalka N.Kay ee Garoowe waxaa weeye in uu Cabdi Wali Gaas ku qasbo laheshiisiinta xukuumadda Camiilka ah ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho”ayuu yiri Nabadoon Cabdullaahi.

Related Items