Dhageyso:Ciidamada Itoobiya oo Udhacay Hoteel kuyaal Magaalada Baydhabo Odayaalna Qafaashay.

Monday August 18, 2014 - 09:35:08 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Ciidamada Itoobiya oo Udhacay Hoteel kuyaal Magaalada Baydhabo Odayaalna Qafaashay.

    Ciidamada Xabashida Itoobiya ee ku sugan magaalada Baydhabo ayaa xoog ku galay Hoteelka Bakiin oo ay deganaayeen odayaal dhaqameeyo dabadhilifyo ah qeybna ka ahaa duullaanka gumeystuhu ku qaaday Bay iyo Bakool.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Xabashida Itoobiya ee ku sugan magaalada Baydhabo ayaa xoog ku galay Hoteelka Bakiin oo ay deganaayeen odayaal dhaqameeyo dabadhilifyo ah qeybna ka ahaa duullaanka gumeystuhu ku qaaday Bay iyo Bakool.

Ilo wareeydo ayaa sheegaya in itoobiyaanku Hoteelka kala baxeen sedax oday oo mid kamida uu kasoo jeedo dhulka Soomaaligalbeed ee gumeysiga kujira.

Mid kamida siyaasiyiinta Bayadhabo ku sugan ayaa warbaahinta uxaqiijiyay in Xabsi ciidanka Itoobiya ku leeyihiin garoonka Baydhabo lagu xiray sedaxda Oday oo qeyb ka ahaa odayaashii wax ka dhisay maamulka Lixda gobol isku magacaabay ee Madoobe Nuunoow madaxda ka yahay.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

[email protected]

Related Items