Askari Watay Gaari Nuuca Dagaalka ah oo iska dhiibay Degmada Baardheere.

Monday August 18, 2014 - 14:13:31 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Askari Watay Gaari Nuuca Dagaalka ah oo iska dhiibay Degmada Baardheere.

    Mid kamida maleeshiyaadka amxaara kalkaalka ah ee ka hoos shaqeeya shisheeyaha duullaanka kusoo qaaday soomaaliya ayaa isagoo Towbad keen ah iskusoo dhiibay mujaahidiinta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mid kamida maleeshiyaadka amxaara kalkaalka ah ee ka hoos shaqeeya shisheeyaha duullaanka kusoo qaaday soomaaliya ayaa isagoo Towbad keen ah iskusoo dhiibay mujaahidiinta.

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in askari darawal ka ahaa gaari Cabdi bile ah uu gaarigiisa lasoo goostay islamarkaana uu ulasoo galay dhanka mujaahidiinta.

Wariye ku sugan magaalada Baardheere ayaa sheegaya in gaariga oo uu ku xirnaa fahdiga qoriga dhashiikaha warbaahinta loosoo bandhigay.

Mas’uuliyiin katirsan wilaayada Gedo ayaa sheegay in askariga soo goostay si wanaagsan loola dhaqmay,ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in askariga gaariga lasoo goostay loo lacageeyay gaariga iyo hubkii saarnaa.

Related Items