Qarax Lagu Weeraray Guriga Guddoomiyaha Degmada Waaberi.

Monday August 18, 2014 - 20:47:55 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Qarax Lagu Weeraray Guriga Guddoomiyaha Degmada Waaberi.

    Guddoomiyaha degmada Waaberi ugu magacaaban Dowladda Federaalka ayaa caawa fiidkii lagu weeraray qaraxyo isagoona si dirqi ah ku badbaaday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha degmada Waaberi ugu magacaaban Dowladda Federaalka ayaa caawa fiidkii lagu weeraray qaraxyo isagoona si dirqi ah ku badbaaday.

Goob jooge ku sugan Waaberi ayaa SomaliMeMo u sheegay in xoogag hubeysan ay guriga guddoomiyaha degmada ku weerareen bambaanooyin.

Rasaas xooggan oo ay furayeen ciidanka ilaalada u ah guddoomiyaha degmada Waaberi ayaa lamaqlay qaraxa kadib.

Dilalka qorshaysan iyo qaraxyada ka dhanka ah askarta iyo saraakiisha dowladda Federaalka ayaa joogta ka ah magaalada Muqdisho waxaana fashilmay isku dayo dhowr ah oo ladoonayay in lagu sugo ammaanka xarumaha DF-ka Muqdisho ku leedahay.


Liibaan Jeexoow Cabdi

SomaliMeMo,Muqdisho

[email protected]hotmail.com

Related Items