Sawirro:Maleeshiyaad Ka Goostay Axmed Madoobe oo isku dhiibay Barre Hiiraale.

Tuesday August 19, 2014 - 11:07:41 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:Maleeshiyaad Ka Goostay Axmed Madoobe oo isku dhiibay Barre Hiiraale.

    Deegaanka Goobweyn ee duleedka magaalada Kismaayo waxaa lagusoo bandhigay maleeshiyaad farabadan oo kasoo goostay maamulka Axmed Madoobe ee Kenya la shaqeeya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tira Maleeshiyaad ah ayaa kasoo goostay Kismaayo waxayna isku dhiibeen Barre Hiiraale
Deegaanka Goobweyn ee duleedka magaalada Kismaayo waxaa lagusoo bandhigay maleeshiyaad farabadan oo kasoo goostay maamulka Axmed Madoobe ee Kenya la shaqeeya.



Xildhibaan Barre Hiiraale ayaa warbaahinta usoo bandhigay maleeshiyaad tobaneeyo ah oo ku hubeysan qoryo gacmeedyo kuwaasi oo dhawaan tababar loogusoo gaba gabeeyay agagaarka garoonka diyaaradaha Kismaayo.

Mid kamida saraakiisha hoggaaminayay maleeshiyaadka Axmed Madoobe kasoo goostay ayaa warbaahinta u sheegay in ay ucuntami waysay la shaqeynta wax uu ugu yeeray maamul beeleed Kenya gumeysato islamarkaana dhibaata ku haya shacabka Kismaayo.






Related Items