Weerar Gaari Looga Gubay Ciidanka Kenya oo ka Dhacay Magaalooyinka Gaarisa iyo Lamu.

Tuesday August 19, 2014 - 12:31:52 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar Gaari Looga Gubay Ciidanka Kenya oo ka Dhacay Magaalooyinka Gaarisa iyo Lamu.

    Wararka ka imaanaya wadanka Kenya ayaa sheegaya in weeraro hor leh oo khasaara badan dhaliyay lagu qaaday ciidanka booliska wadankaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya wadanka Kenya ayaa sheegaya in weeraro hor leh oo khasaara badan dhaliyay lagu qaaday ciidanka booliska wadankaasi.

Xoogag hubeysan oo latuhunsanyahay in ay taabacsanyihiin xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa xalay fiidkii weerar ku qaaday deegaanka xeebta kulaala ee Lamu waxaana halkaasi ka dhashay khasaara maaliyadeed iyo mid bashari ah.

Ilo wareedyo ayaa sheegay in weerar kale oo gaari boolis lagu gubay uu ka dhacay deegaanno hoos taga magaalada Gaarisa ee dhulka Soomaalida Kenya gumeysato.

Waa weerarkii ugu khasaaraha badnaa ee gudaha dalka Kenya ka dhaca bishan gudaheeda waxaana muuqata in Kenyaatigu ka shallaayeen duullaanka gardarrada ah oo ay Soomaaliya kusoo qaadeen.

Related Items