Ciidamada Shiicada oo Ku Fashilmay in Ay Dib uqabsadaan Magaalada Tikriit Ee Wadanka Ciraaq.

Wednesday August 20, 2014 - 07:27:47 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Shiicada oo Ku Fashilmay in Ay Dib uqabsadaan Magaalada Tikriit Ee Wadanka Ciraaq.

    Ciidamada xukuumadda dabadhilifka Ciraaq iyo maleeshiyaad mutadawiciin shiico ah ayaa si xun loogu jebiyay dagaal culus oo ka dhacay gobolka Salaaxudiin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada xukuumadda dabadhilifka Ciraaq iyo maleeshiyaad mutadawiciin shiico ah ayaa si xun loogu jebiyay dagaal culus oo ka dhacay gobolka Salaaxudiin.

Wararka Ciraaq ka imaanaya ayaa sheegaya in xoogaga mujaahidiinta ay dagaal kala hortageen ciidanka oo doonayay in ay gudaha ugalaan magaalada Tikriit.

Meydadka maleeshiyaadka shiicada aya daadsanaa waddooyinka lagasoo galo Tikriit iyadoona fagaarayaasha magaalada lasoo dhigay meydadka askar iyo saraakiil lagowracay.

Guddiga kacdoonka sunniga wadanka Ciraaq ayaa xaqiijiyay in ciidanka xukuumadda Baqdaad oo jabay ay dib ugu laabteen halkii ay kasoo duullaan tageen.

Mujaahidiinta dowladda islaamiga ah ayaa la xaqiijiyay in magaalada ay ka difaacdeen shiicada waxaana dhulka lasoo dhigay mid kamida diyaaradaha dagaalka xukuumadda Baqdaad.

Related Items