Ciidamo Katirsan Dowladda Federaalka oo Lagu Dilay Degmada Mahadaay Ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Wednesday August 20, 2014 - 18:51:39 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo Katirsan Dowladda Federaalka oo Lagu Dilay Degmada Mahadaay Ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in ciidamo katirsan dowladda Federaalka lagu dilay gudaha degmada Mahadaay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawir Hore Askari katirsan Dowladda Federaalka oo Muqdisho lagu dilay
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in ciidamo katirsan dowladda Federaalka lagu dilay gudaha degmada Mahadaay.

Goob Joogayaal ayaa sheegay in rag bastoolado ku hubeysan ay toogteen laba katirsan ciidanka Melleteriga xilli ay ku sugnaayeen goob lagu shaaho.

"Dhawaqa rasaas xoogan ayaa maqalnay kadibna meydadka laba askar oo goob shaaha laga cabo lagasoo qaadayo ayaan aragnayā€¯ayuu yiri qof goob jooge ah.

Wararka ayaa intaasi ku darayaan in ciidamo kale oo DF-ka katirsan ay rasaas ku fureen bosteejada gaadiidka laga raaco ee gudaha degmada Mahadaay balse lamasoo sheegin waxyeello shacabka soo gaartay.


Mahadaay oo katirsan Sh/dhexe katirsan waxaa ku sugan ciidamo katirsan Afrikaanta shisheeye iyo boqolaal maleeshiyaad Soomali dabadhilifyo ah ciidamada xarakada shabaabul Mujaahidiin ayaa dhowr mar gudaha degmadaasi howlgallo ka sameeyey.

Related Items