Ciidamada sida Ashahaadda ladirirka u shaqeeya ee dhanka sirdoonka uqaabilsan maamulka 'Somaliland' isku magacaabay ayaa dhibaata xooggan ku haaya shacabka muslimiinta ah.
Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Aadan-Sunne) oo khudbaddii Sallaada Ciiddul Adxa kalasoo qeybgalay Kummaan qof oo uu kula Tukaday Garoonka Kubbada Cagta ee magaaladaHargeysa ayuu arrimo dhowr ah uga shanqariyay.
Sheekhu wuxuu si adga uga hadlay oo Tacaddiga iyo Dulmiga ay ciidamada RRU-da Somaliland seddex maalmood ee ugu dambeeyey ku xidh-xidheen Culimo, Immaamo, Macalimiin, Maamulleyaal Iyo Ganacsato.
Link-kan Hoose Guji
Sheekh Aadan Sunne Oo Kashifay Tacadiyada ay Maleeshiyaadka RRU Ku Hayaan Shacabka Magaalada Hargeysa [Dhageyso].
Ciidamada sida Ashahaadda ladirirka u shaqeeya ee dhanka sirdoonka uqaabilsan maamulka 'Somaliland' isku magacaabay ayaa dhibaata xooggan ku haaya shacabka muslimiinta ah.