AMISOM oo Gaariga Looga Gubay Sh/Hoose iyo Dagaal Ka Dhacay Degmada Xudur.

Saturday August 23, 2014 - 06:14:20 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AMISOM oo Gaariga Looga Gubay Sh/Hoose iyo Dagaal Ka Dhacay Degmada Xudur.

    Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qarax khasaara badan dhaliyay lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamada shisheeye.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qarax khasaara badan dhaliyay lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamada shisheeye.

Qarax ayaa wadada isku xirta Leego iyo Yaaqbari weyne ku qabsaday gaadiid ay wateen ciidamada shisheeyaha AMISOM isku magacaabay.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in miino dhulka lagu aasay ay lakacday gaari booyad ah oo dhanka Leego biya u dhaaminayay.

Goob joogayaal ayaa sheegay in gaariga booyadda ah uu gabi ajaan gubtay.

Dhinaca kale ciidamada mujaahidiinta wilaayada Islaamiga Bay iyo Bakool ayaa weeraro xooggan ku qaaday saldhigyada ciidamada gumeysiga Itoobiya ku leeyihiin degmada Xudur.


Dagaalka oo dhacay xilli habeen ah ayaa saameyn baan ku yeeshay ciidamada cadawga Itoobiya,dad ku sugan deegaannada hoos yimaad Xudur ayaa sheegay in ay maqlayeen rasaas iyo madaafiic labada dhinac is dhaafsanayeen.

Related Items