Gudoomiyaha Buulo Burde"Loorka Bariiska Wuxuu Buulo burde ka marayaa Boqol Doolar"Wareysi.

Saturday August 23, 2014 - 10:53:49 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Buulo Burde"Loorka Bariiska Wuxuu Buulo burde ka marayaa Boqol Doolar"Wareysi.

    Gudoomiyaha Degmada Buulo burde ee Gobalka Hiiraan oo uwaramay idaacadda Alfurqaan ayaa walaac xoogan ka muujiyay go'doonka saaran degmada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Degmada Buulo burde ee Gobalka Hiiraan oo uwaramay idaacadda Alfurqaan ayaa walaac xoogan ka muujiyay go'doonka saaran degmada.

Wuxuu sheegay inay xiranyihiin wadooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa degmada buulo burde.


"Loorka Bariiska wuxuu marayaa boqol doolar waana cajiib maxaa yeelay dadka ma heli karaan lacag ay ku iibsadaan"ayuu yiri Gudoomiyaha Buulo burte Axmed Cabdi Wehliye isagoo sheegay in degmada abaar baahsan ay ka jirto.


Wuxuu sheegay in dowladda dhowr jeer uu kala hadlay in wax laga qabto go’doonka dulsaaran Degmada.


Xigasho:Idaacadda Alfurqaan

Related Items