Dhageyso:Beesha Habar gidir oo malaayiin Lacag ku wareejisay shabaabul Mujaahidiin.

Saturday August 23, 2014 - 11:04:41 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Beesha Habar gidir oo malaayiin Lacag ku wareejisay shabaabul Mujaahidiin.

    Waxaa sii xoogeysanaya beelaha Soomaalida ee lacagta ku wareejinaya wilaayaadka Soomaaliya ee shabaabul Mujaahidiin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa sii xoogeysanaya beelaha Soomaalida ee lacagta ku wareejinaya wilaayaadka Soomaaliya ee shabaabul Mujaahidiin.


Beesha Habar gidir ayaa munaasabad ka dhacday Buulo mareer kadib shabaabul Mujaahidiin ku wareejisay Malaayiin Lacag ah sida uu idaacadda Alfurqaan usheegay mid kamid ah odayaashe beesha.

Garaad Abuukar Maxamed oo kamid ah odayaasha Beesha Habar gidir ayaa sheegay in lacagtaan ay ugu talagaleen in looga qeybgalo dagaalada jihaadka ka socda Soomaaliya.

Wuxuu sheegay in Amni ay ku heystaan goobaha ay ka arimiso xarakada shabaabul Mujaahidiin.


Dhageysi Nabadoon Katirsan Beesha Habr Gidir.

Related Items