TANZANIA:Rag Xaday Ukunta Goronyada Oo 25 Sanadood Xarig Ah lagu Xukumay.

Saturday December 09, 2017 - 11:30:53 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TANZANIA:Rag Xaday Ukunta Goronyada Oo 25 Sanadood Xarig Ah lagu Xukumay.

    Maamulayaasha Wadanka Tanzania ayaa sheegay in maxkamad xukuumaddu leedahay ay xukun adag ku ridday dad lagu eedeeyay in ay xadeen Ukumaha Xayawaanka Goronyada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulayaasha Wadanka Tanzania ayaa sheegay in maxkamad xukuumaddu leedahay ay xukun adag ku ridday dad lagu eedeeyay in ay xadeen Ukumaha Xayawaanka Goronyada.


Garsooraha maxkamadda guud ee dalka Tanzania ayaa soo saaray amar lagu xirayo rag ugaarsata ah oo ay ku caddaatay in ay dibadda udhoofi rabeen ilaa iyo 16 Ukun..

Press Inn Makito Marwa oo 32 sana jir ah iyo Julius oo 42 sana jir ah ayaa lagu xukumay in 25 sanadood oo noloshooda kamid ah ay ku qaataan Xabsi, eedaysanayaasha ayaa la sheegay in Ukumaha Goronyada ay u iibgeynayeen wadanka Kenya oo dadku aaminsanyihiin in Goronyadu daawo u tahay cudurka dilaaga ah ee IHV.



Dowladda Tanzania waxay mamnuucday ugaarsashada Xayawaanka Goronyada iyo cunista Ukunteeda ama in dibadda loo dhoofiyo sababa la xirira Goronyada oo wadankaasi kasii dabar go'aysa.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items