Daaw Video: Shareecada Islaamka maxay ka qabtaa in Muslimiintu ka qeyb galaan Dabaal degga Ciidda Kirishtaanka.

Tuesday December 24, 2019 - 14:21:21 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daaw Video: Shareecada Islaamka maxay ka qabtaa in Muslimiintu ka qeyb galaan Dabaal degga Ciidda Kirishtaanka.

    Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa Jeediyay Muxaadaro qiima badan oo uu uga hadlayo khatarta ay leedahay ka qeyb galka ciidaha Gaalada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa Jeediyay Muxaadaro qiima badan oo uu uga hadlayo khatarta ay leedahay ka qeyb galka ciidaha Gaalada.

Sheekha ayaa si sharci ah uga hadlay halista iyo caqiida xumada arrintaas ka dhalan karta wuxuu muslimiinta gaar ahaan soomaalida uga digay in ay tagaan goobaha gaaladu ugu dabaal degayso ciidooda, sheekh Mustafa wuxuu daaha ka feyday beenta Nasaarada ee ah in 25 December uu dhashay Nabi Ciise taasi oo ah been abuur.

Madaahibta kala duwan ee Nasaarada ama Masiixiyiinta ayaa si aad ah isugu khilaafsan arrinta Kirimiska kuwa badan ayaa qaba in ay tahay been oo aan laheyn wax sugaya sheegashadaas.


Marka lagaaro sanadka cusub ee gaalada waxaad arkeysaa dad muslimiin sheeganaya oo oranaya "Happy New Year" oo macnaheedu yahay sanad  cusub oo wanaagsan arrintaasina waa baadil, allaah wuxuu muslimiinta siiyay laba ciidood oo kala ah Ciiddul Adxaa iyo Ciiddul Fitri iyo sidoo kale maalinta Jimcaha oo ah Sayidul Ayaam

Halkan ka degso Muxaadarada ama Toos uga daawo Youtube.



Related Items