Deg Deg: Weeraro Caawa Ka Socda Hotello iyo Xarumo Ku dhow Madaxtooyada Villa Somalia.

Friday February 23, 2018 - 19:11:53 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Deg Deg: Weeraro Caawa Ka Socda Hotello iyo Xarumo Ku dhow Madaxtooyada Villa Somalia.

    Jugta qaraxyo xooggan ayaa goordhow ka bilaawday qeybo katirsan magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jugta qaraxyo xooggan ayaa goordhow ka bilaawday qeybo katirsan magaalada Muqdisho.

Goob Joogayaal ayaa sheegaya in rasaas xooggan ay ka socoto laga bilaabo Hoteel Jubba illaa isgoyska Sayidka oo ku dhow dhismaha madaxtooyada Villa Somalia.

Qarax xooggan ayaa lala helay Hoteel Siyaad kadibna rag hubeysan ayaa gudaha ugalay hoteelka halkaas oo ay dagaallo culus uga jiraan, sidoo kale weerar ayaa lagu qaaday xarun ku dhow dhismaha wasaaradda ammaanka dowladda Federaalka.

lasoco wixii soo kordha

Related Items