Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa shir Jaraa'id ku faah faahiyayn istish-haadka Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr Amiirkii Mujaahidiinta Soomaaliya.
Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere ayaa shirkiisa Jaraa’id uga
hadlay arrimo muhiim ah isagoona shacabka Soomaaliyeed ugu bishaareeyay in
Halganka jihaadka Soomaaliya ee ka dhanka ah shisheeyaha soo duulay iyo
xulufadeeda uu miradhal ku dhawyahay.
Afhayeenka ayaa ku dheeraaday ka hadalka taariikhda iftiimaysa ee Sheekh Abuu Zubeyr wuxuuna carrabka ku adkeeyay in mujaahidiinta Soomaaliya iyo hoggaankoodu ay ku taagnaan doonaan wadadii Abuu Zubeyr.
Halkan ka dhageyso Shirka Jaraa'id Ee Sh.Cali Dheere MP3
Sh.Cali Dheere "Jihaadka Soomaaliya Waa Ku Bullaali Doonaa Dhiigga Sheekh Abuu Zubeyr Cadawguna waa Jebi doonaa" Dhageyso.
Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa shir Jaraa'id ku faah faahiyayn istish-haadka Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr Amiirkii Mujaahidiinta Soomaaliya.