Dhageyso:Kulan Looga Hadlayay Istish-haadka Sh.Abuu Zubeyr oo Galguduud Ka Dhacay.

Tuesday September 09, 2014 - 20:01:51 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Kulan Looga Hadlayay Istish-haadka Sh.Abuu Zubeyr oo Galguduud Ka Dhacay.

    Kulan ballaaran oo looga lahadlayay istish-haadka Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr oo ay soo qaban qaabisay wilaayada Islaamiga Galguduud ayaa ka dhacay magaalada Galhareeri.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Xasan Yacqub Cali Waaliga Galguduud
Kulan ballaaran oo looga lahadlayay istish-haadka Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr oo ay soo qaban qaabisay wilaayada Islaamiga Galguduud ayaa ka dhacay magaalada Galhareeri.

Odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada iyo mas’uuliyiin katirsan wilaayada Galguduud ayaa kulanka ka qeyb galay waxaana diiradda lagu saarayay sidii xoojin lahaa jihaadka soomaaliya.

Sheekh Xasan Yacquub Cali Waaliga Galguduud oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in dilka Abuu Zubeyr uusan wax saameyn ah ku yeelan doonin halganka ka dhanka ah shisheeyaha ee dalka ka socda isagoona qabaa’illada ku dhaqan Galguduud ugu baaqay in ay sii xoojiyaan taageeradooda difaaca diinta iyo dalka.


Waxgaradka beelaha oo iyana hadlay ayaa sheegay in ay taageerada ay u hayaan mujaahidiinta sii xoojin doonaan.

Halkan ka dhageyso Sh.Xasan Yacquub MP3
Halkan ka dhageyso Gabay ku saabsan istish-haadka Abuu Zubeyr MP3
Halkan ka dhageyso Waxgaradka Galguduud MP3

Related Items