Sawirro:Shaqaalaha Dekadda Muqdisho oo dhigay Dibad Bax Ka Dhan Ah Dowladda Turkiga.

Thursday September 11, 2014 - 20:17:37 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Sawirro:Shaqaalaha Dekadda Muqdisho oo dhigay Dibad Bax Ka Dhan Ah Dowladda Turkiga.

    Boqolaal katirsan shaqaalaha dekadda caalamiga magaalada Muqdisho ayaa dhigay dibad baxyo ka dhan ah faragelinta tooska ah ee dowladda Turkiga ku sameysay Dekadda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqolaal katirsan shaqaalaha dekadda caalamiga magaalada Muqdisho ayaa dhigay dibad baxyo ka dhan ah faragelinta tooska ah ee dowladda Turkiga ku sameysay Dekadda.

Guddiga xoogsatada dekadda Muqdisho ayaa sheegay in shirkad Turkiga laga leeyahay oo lagu magacaabo ALBARAK lagu wareejiyay dekadda islamarkaana ay qorshaysan in shaqada laga eryo shaqaalaha Soomaalida iyadoo ku bedelanayso shaqaale Turkish ah.

Shaqaalaha Dekadda Muqdisho ayaa xukuumadda Xasan Gurguurte ku eedeeyay in ilaha dhaqaalaha wadanka ay gacanta ugelinayso shirkada shisheeye.

Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayay horay ula wareegtay shirkad laga leeyahay wadanka Turkiga waxaana muuqata in madaxda DF-ka aysan laheyn kartid ay ilaha dhaqaalaha dalka ku maamushaan waxayna adeegsanayaan shisheeye aan dalka iyo dadka unaxayn.


http://wata.cc/up/2014/09/images/w-073636a553.jpg
http://wata.cc/up/2014/09/images/w-b7a2579b95.jpg

Related Items