Islaamiyiinta Nigeria oo Qabsaday Mid Kamida Magaalooyinka Ugu Weyn Wadankaasi.

Friday September 12, 2014 - 10:59:29 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Islaamiyiinta Nigeria oo Qabsaday Mid Kamida Magaalooyinka Ugu Weyn Wadankaasi.

    Ciidamada mujaahidiinta Ahlusuna lidacwati waljihaad ayaa lawareegay magaalada istiraatiijiga Medagoori ee wadanka Nigeria.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abubakar Shakawa amiirka mujaahidiinta Nigeria
Ciidamada mujaahidiinta Ahlusuna lidacwati waljihaad ayaa lawareegay magaalada istiraatiijiga Medagoori ee wadanka Nigeria.



Wararka ka imaanaya wadanka Nigeria ayaa sheegaya in dagaal saacado badan qaatay kadib ay ciidamada mujaahidiinta ahlusuna lidacwati waljihaad ay qabsadeen magaalo muhiim ah.

Mujaahidiinta ayaa ciidanka xukuumadda dabadhilifka Nigeria ku jebiyay dagaal kadibna waxay qabsadeen magaalada Medagoori ee xarunta gobolka Boorno.

Warbaahinta maxalliga Nigeria ayaa sheegtay in ciidanka mujaahidiinta BokoHaram ay qabsadeen magaalada islamarkaana ay kumanaan maxaabiis ah kasii daayeen xabsiga dhexe ee magaalada.



Medagoori waa magaalo weyn waxaana xusid mudan in dhammaan degmooyinka gobolka Boorno ay horay usoo qabsadeen mujaahidiinta Nigeria.

Xukuumadda Nigeria ayaa qabsashada Boko Haram ee magaalooyinka waaweyn ku tilmaantay khatarta Argagaxisada oo wadanka ku xididaysatay!.


Related Items