Dhageyso:Maxaa Sababay in Mareykanku Dilo Sheekh Abuu Zubeyr,Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo lagu Gorfeeyay.

Friday September 12, 2014 - 17:18:33 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 4
  • 2 3
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Maxaa Sababay in Mareykanku Dilo Sheekh Abuu Zubeyr,Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo lagu Gorfeeyay.

    Diiradda Jimcaha oo ah barnaamij xiiso leh oo todobaadkiiba maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaa maanta looga hadlay Istish-haadka amiirkii Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, si khaas ah waxaa loo dul istaagay ama laga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diiradda Jimcaha oo ah barnaamij xiiso leh oo todobaadkiiba maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaa maanta looga hadlay Istish-haadka amiirkii Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, si khaas ah waxaa loo dul istaagay ama laga jawaabay waxa uu Sh/Abuu Zubeyr ku mutay in la beegsado.

Barnaamijka waxaa ka qeyb galay culimo, dad wax falanqeeya, bulshada ku dhaqan wilaayaadka islaamiga iyo shucuub kala duwan oo dal iyo dibadba kala soo xiriiray barnaajka.

Ku Dhageyso Tayo Dhexe Diiradda Jimcaha 12-09-2014.MP3

Xigasho:Idaacadda Alfurqaan

Related Items