Dhageyso:Sh.Abuu Muscab oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Dib Uqabsashadii Degmada Ceelgaras iyo Sarkaal Muqdisho Lagu Dilay.

Saturday September 13, 2014 - 20:56:15 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Sh.Abuu Muscab oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Dib Uqabsashadii Degmada Ceelgaras iyo Sarkaal Muqdisho Lagu Dilay.

    Taliska Ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixiyay qaabkii ay mujaahidiintu dib ugula wareegeen degmada Ceelgaras iyo deegaanno hoos yimaad oo Galguduud katirsan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixiyay qaabkii ay mujaahidiintu dib ugula wareegeen degmada Ceelgaras iyo deegaanno hoos yimaad oo Galguduud katirsan.

Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidanka XSHM oo shir Jaraa’id qabtay ayaa sheegay in ciidamadoodu ay magaalada Muqdisho ku dileen Sarkaal sare oo katirsanaa sirdoonka DF-ka ee qaabilsan ladagaalanka waxa loogu yeero Argagaxisada.


Halkan ka degso Shirka Jaraa'id ee Abuu Muscab MP3

Related Items