Ciidanka Dowladda Federaalka oo Gaari Looga Gubay Wadada Xiriirisa Balcad iyo Jowhar.

Sunday September 14, 2014 - 08:37:18 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Dowladda Federaalka oo Gaari Looga Gubay Wadada Xiriirisa Balcad iyo Jowhar.

    Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha dhex ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday ciidamo katirsan Dowladda Federaalka xilli ay ku socdaalayeen wadada laamiga ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha dhex ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday ciidamo katirsan Dowladda Federaalka xilli ay ku socdaalayeen wadada laamiga ah.

Ciidamada xarakada shabaabul Mujaahidiin ayaa wadada ugalay gaari nuuca caasiga ah oo ay wateen ciidanka dowladda Federaalka waxaana jira khasaara dhimasho iyo dhaawac ah oo cadawga gaaray.

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in weerarka dhabagalka ah lagu burburiyay gaariga islamarkaana dhimasho iyo dhaawac ay noqdeen ciidankii gaariga watay.

Weerarkani wuxuu ka dhacay wadada isku xirta degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee shabeelaha dhexe illaa iyo hadda wax war ah kamasoo bixin dhanka maamulka DF-ka shabeelaha dhexe.


Related Items