Dhageyso:Sheekh Xasan Yacquub oo Ku Dhawaaqay Xamla Dagaaleed Ciidanka Itoobiya Looga Xuraynayo Degmada Ceelbuur.

Sunday September 14, 2014 - 19:58:54 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Sheekh Xasan Yacquub oo Ku Dhawaaqay Xamla Dagaaleed Ciidanka Itoobiya Looga Xuraynayo Degmada Ceelbuur.

    Wilaayada Islaamiga Galguduud ayaa faah faahin ka bixisay xaaladda wilaayada xilli maalmihii lasoo dhaafay ay dagaallo ka socdeen deegaanno iyo degmooyinka wilaayada katirsan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wilaayada Islaamiga Galguduud ayaa faah faahin ka bixisay xaaladda wilaayada xilli maalmihii lasoo dhaafay ay dagaallo ka socdeen deegaanno iyo degmooyinka wilaayada katirsan.

Sheekh Xasan Yacquub Cali Waaliga Galguduud oo wareysi dhinacya badan taabanaya siiyay idaacadda Islaamiga Andalus ayaa sheegay in ciidanka mujaahidiintu ay Xabashida Itoobiya ka xureeyeen degmada Ceelgaras iyo deegaanno xiriiriya Dhuusamareeb iyo Ceelbuur.

Sidoo kale wilaayada Galguduud waxay ku dhawaaqeen Xamlad dagaaleed hor leh oo ciidanka Itoobiya looga xuraynayo degmada Ceelbuur.


Halkan ka degso Wareysiga Download MP3


Related Items