Dagaallo Hub looga Furtay Ciidamada AMISOM oo Ka Dhacay Deegaanka Xaawa Cabdi Sh/Hoose.

Thursday September 18, 2014 - 14:26:12 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dagaallo Hub looga Furtay Ciidamada AMISOM oo Ka Dhacay Deegaanka Xaawa Cabdi Sh/Hoose.

    Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay maatnta duhurkii ka qarxeen xilli ciidamada shabaabul mujaahidiin ay kordhiyeen weerarada ka dhanka ah shisheeyaha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay maatnta duhurkii ka qarxeen xilli ciidamada shabaabul mujaahidiin ay kordhiyeen weerarada ka dhanka ah shisheeyaha.

Maanta duhurkii ayay dagaallo culus ka bilaawdeen deegaanka Xaawa Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho,dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidanka mujaahidiintu weerareen saldhig ciidanka Afrikaanta ay halkaasi ku leeyihiin.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in ciidamada muslimiinta ay hub ka qabsadeen ciidamada AMISOM waxaana hubkaasi kamid ah qoriga PKM-ka loo yaqaan.

Dhawaqa rasaas iyo madaafiic lays dhaafsanayay ayaa laga maqlayay duleedka magaalada Muqdisho,waa markii 2-aad oo isbuucan gudihiisa ay dagaallo ka dhacaan Ceelasha Biyaha.

Related Items