Ciidanka IS oo Qabsaday 20 Degmo oo Dhaca Waqooyiga Suuriya iyo Maleeshiyada Kurdiyiinta oo Firxaday.

Thursday September 18, 2014 - 14:43:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3871
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka IS oo Qabsaday 20 Degmo oo Dhaca Waqooyiga Suuriya iyo Maleeshiyada Kurdiyiinta oo Firxaday.

    Wararka ka imaanaya wadanka suuriya ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta dowladda islaamiga ay isku fidiyeen dhul ballaaran oo dhaca xadbeenaadyada ay wadaagaan suuriya iyo Turkiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Dowladda Islaamiga Ah
Wararka ka imaanaya wadanka suuriya ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta dowladda islaamiga ay isku fidiyeen dhul ballaaran oo dhaca xadbeenaadyada ay wadaagaan suuriya iyo Turkiga.



Ilo wareedyo ayaa xaqiijinaya in ciidanka mujaahidiintu ay dagaal saacado badan qaatay kadib ay maleeshiyaadka kurdiyiinta calmaaniyiinta ah kala wareegeen 20-deegaan.

kumanaan katirsan ciidamada mujaahidiinta ayaa maleeshiyaadka calmaaniyiinta ka sifeeyay gobolka Xalab waxaana la arkayay mujaahidiinta oo gaadiid gaashaaman ka qaniimeysanaya cadawga.

maleeshiyaadka Ururka YPG ee calmaaniyiinta ah ayaa ucararay dhanka turkiga,telefeshin taageera calmaaniyiinta Kurdiga ayaa xaqiijiyay in ciidamada mujaahidiinta dowladda islaamiga ah ay kaabiga ku hayaan magaalada Ceynul Carab ee istiraatiijiga ah.



Calmaaniyiinta YPG ayaa isbuucii lasoo dhaafay gobolka Xasaka ku dilay 45 qof muslimiin carab ah oo ay ku eedeeyeen in ay taageera siinayaan mujaahidiinta ka jihaada Suuriya iyo Ciraaq.

isfidinta mujaahidiinta dowladda ayaa kusoo aadaya xilli isbahaysiga sheydaaniga ah ee mareykanku hoggaaminayo uu bilaabay duullaanka cudwaaniga ah.

illaa iyo hadda wax war ah kamasoo bixin dhanka dowladda islaamiga ah oo ku aadan qabsashada dhulkan baxaadda leh.


Related Items