Barre Hiiraale "Aniga iyo Axmed Madoobe Dagaal ayaa naga dhaxeeya labadeenu madaxweynayaal ayaan sheeganay"Dhageyso.

Thursday September 18, 2014 - 19:47:10 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barre Hiiraale "Aniga iyo Axmed Madoobe Dagaal ayaa naga dhaxeeya labadeenu madaxweynayaal ayaan sheeganay"Dhageyso.

    Barre Hiiraale ayaa markale ku celiyay in uusan miiska wadahadalka lafariisan doonin dagaal ooge Axmed Madoobe oo ciidanka Kenya ugacan geliyay magaalada Kismaayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barre Hiiraale ayaa markale ku celiyay in uusan miiska wadahadalka lafariisan doonin dagaal ooge Axmed Madoobe oo ciidanka Kenya ugacan geliyay magaalada Kismaayo.

Barre Hiiraale oo qudhiisu ah dagaal ooge xariir laleh shisheeyaha dalka kusoo duulay ayaa warbaahinta u sheegay in haba yaraatee wax xariir ah aysan kala dhaxayn Axmed Madoobe.

"Anigu lama hadlayo Axmed Madoobe sababtoo ah labadeenuba waxaan sheeganay madaxweynayaal dagaalna waa na dhaxmaray sidaasi daraadeed majirto meel aan ku heshiinayā€¯ayuu yiri Hiiraale.

Siyaasigan kasoo jeeda Jubbooyinka ayaa ku goodiyay in uu dib ubilaabi doono loolankii hubeysnaa haddii aan laga dhabayn wax uu ugu yeeray dadaaladii nabadda.

Related Items