Dhageyso:Sh.Abuu Muscab oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Weeraro Ka Dhacay Koonfurta Soomaaliya.

Thursday September 18, 2014 - 20:56:59 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Sh.Abuu Muscab oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Weeraro Ka Dhacay Koonfurta Soomaaliya.

    Taliska ciidanka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faahin faahin ka bixiyay weeraradii ugu dambeeyay ee ka dhacay wilaayaatka lagusoo duulay iyo magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska ciidanka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faahin faahin ka bixiyay weeraradii ugu dambeeyay ee ka dhacay wilaayaatka lagusoo duulay iyo magaalada Muqdisho.

Sh/Caziiz Abuu Muscab oo shir Jaraa’id qabtay ayaa sheegay in ciidankoodu ay weeraro khasaara dhaliyay ka fuliyeen degmooyinka Janaale,Afgooye Lafoole Jalalqsi iyo xaafado katirsan magaalada Muqdisho.


Halkan ka degso Sh.Abuu Muscab MP3

Related Items