Dhageyso:Al Shabaaba oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weerarkii Lagu Qaaday Agaasimaha Duulista Hawada.

Saturday September 20, 2014 - 20:37:58 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Al Shabaaba oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weerarkii Lagu Qaaday Agaasimaha Duulista Hawada.

    Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixisay howlgallo ciidankeeda gaarka ah ay saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixisay howlgallo ciidankeeda gaarka ah ay saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen magaalada Muqdisho.

Sheekh Cali Maxamed Xuseen Sheekh Cali Jabal mas’uulka XSHM ee gobolka Banaadir oo wareysi siiyay idaacadda Islaamiga Andalus ayaa xaqiijiyay in ciidankoodu beegsadeen agaasimaha waaxda duulista DF-ka islamarkaana ay dileen tiro ilaaladiisa kamid aheyd.

Halkan ka degso Wareysiga Sheekh Cali Jabal MP3

Related Items