Share with your friends via email

Mareykanka Oo Qorsheynaya in uu dhimmo Ciidamadiisa Ku Sugan Soomaaliya.

Dowladda Mareykanka ayaa qorsheynaysa in ay dhinto ciidamadeeda duullaanka ku jooga dalka Soomaaliya ee kaabaya soo duulayaasha Midowga Afrika oo wax kabadan 12 sanadood dagaal uga jira dalka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip