Share with your friends via email

Weerar dhabbagal ah iyo dagaallo Xoogan oo ka kala dhacay Jubbooyinka iyo duleedka Muqdisho.

Ciidamada Xarakada Al-Shabaab oo aad u hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday fariisin ciidamada Shisheeyaha ku leeyihiin deegaanka Arbacow ee ceelasha biyaha, duleedka magaalada Muqdisho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip