Share with your friends via email

Weeraradii Ugu Dambeeyay Ee Muqdisho ka Dhacay Oo dhakafaar ku riday Madaxda Ugu Sarreysa Dowladda,

Howlagallada aan kala joogsiga laheyn ee ciidamada Al Shabaab ay ka fulinayaan gudaha magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka ayaa jiha wareer ka dhax riday saraakiisha ugu sarraysa dowladda Federaalka Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip