Share with your friends via email

Al Shabaab Oo Markale Xukunno Daldalaad ah ka Fulisay Magaalooyinka Bu'aale iyo Kurtun Waareey [Warbixin].

Maxkamadaha Islaamiga ah ee wilaayaatka Jubbooyinka iyo Shabeellaha Hoose ayaa markale fuliyay xukunno daldalaad ah taas oo ka dhigaysa in sedax maalmood gudahood ay fuliyeen 14 xukun.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip