Dhagayso: Ciidamada Dowladda Oo Haweeney Ku Kufsaday degmada Awdheegle.
Ciidamada dowladda gaar ahaan kuwa ku sugan degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku kacay fal wuxuushnimo ah, iyagoo kufsaday gabar muslimad ah oo kamida h dadka deegaanka.