Share with your friends via email

Ciidamada Kenya iyo maamulka Axmed Madoobe oo Bandow dhan walb ah kusoo rogay magaalada Kismaayo.

Xaalad bandow ah ayay xalay ku waabariisatay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka jireen xiisado siyaasadeed.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip