Share with your friends via email

Mareykanka iyo Itoobiya oo sheegay in ay iska kaashanayaan ka hortagga Weerarada Al Shabaab.

Xukuumadda Washington ayaa sare uqaadday taageerada ay siinayso dowladaha duullaanka gardarrada ah kusoo qaaday dalka Soomaaliya waqti maamulka Trump uu duqeymo dad badan ku dhinteen oo ka geysanayo koonfurta iyo bartamah dalka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip