Share with your friends via email

Ciidamada Burundi oo faarujiyay Saldhigyadii ay uga sugnaayeen degmada Warsheekh Ee Sh/dhexe.

Taliska ciidamada shisheeyaha AMISOM ayaa xaqiijiyay in ciidamadoodu ay faarujiyeen degmada Warsheekh ee dhacda xeebta gobolka Shabeellaha dhexe.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip