Share with your friends via email

Sawirro: Ku dhawaad 80 Ergo Oo Soo Doortay Xildhibaanada Baarlamaanka oo Mar Kale Lagusoo Dhaweeyay degmada Buulo Fullaay.

Qaarka mid ah xubnihii soo doortay Baarlamaanka Federaalka ah ayaa mar kale lagu soo bandhigay Buullo fulaay oo ka tirsan Wilaayada Islaamiga ah ee Bay iyo Bakool oo kamid ah dhulka ay maamusho Xarakada Al-Shabaab.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip