Share with your friends via email

Xasan Sheekh iyo Shariif oo sare uqaaday dagaal siyaasadeed ee ka dhan ah dowladda Farmaajo.

Hoggaamiyaashii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sare uqaaday abaabulka siyaasadeed ee ka dhanka ah Farmaajo iyo Kheyre oo ay ka wadaan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip