Share with your friends via email

Shaqaale katirsan Shirkadda Twitter oo Basaasay Siyaasiyiin Mucaarad ku ah Dowladda Sacuudiga.

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in qaar kamid ah howlwadeenna shabakadda Twitterka ay sameeyeen fal jaajuusnimo oo ka shaqeynaya masaalixda qoyska haya talada dowladda Sacuudiga.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip