Share with your friends via email

Ku dhawaad 10 Askari Oo Lagu dilay Qarax Ka dhacay Awdheegle.

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ku waramaya in qarax xoogan lala eegtay ciidamo katirsan kuwa dowladda federaalka ee Shisheeyaha ku wehlinaya degmada Awdheegle ee gobolkaas.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip