Share with your friends via email

Cod Sir ah: Farmaajo oo sheegay in Umal ay u adeegsanayaan la dagaallanka Xarakada Al Shabaab.

Dowladda Federaalka ayaa markii ugu horraysay caddaysay ujeedkii laga lahaa in Sheekh Max'med Umal uu muxaadaro ku qabto magaalada Muqdisho balse dibad baxyo ay dhigeen kooxaha Suufida ay sababtay in Muxaadaradaas la joojiyo.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip