Share with your friends via email

Al Shabaab Oo Sheegatay Weerarkii Jaziiradda Lamu Digniinna udirtay Dalxiisayaasha Reer Galbeedka Ee Kenya Ku Sugan.

War rasmi ah oo kasoo baxay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu sheegay in mujaahidiintu ay mas'uul ka ahaayeen weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee ka dhacay deegaanka Mkepetoni oo hoos yimaad Jaziiraddaa Lamu.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip