Share with your friends via email

77 qof oo Mas'uuliyiin ay kamid yihiin ayaa Cudurka Carona ugu dhintay dalka Iiraan.

Dowladda Shiicada Iiraan ayaa ku dhawaaqday in dadka udhintay cudurka dilaaga Carona Virus uu sare ukacay iyadoona walaac ka muujisay sida xowlliga ah ee cudurku ku fidayo iyo culaysyada dhaqaale ee wadanka kajira.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip