Share with your friends via email

Taliban oo qaadday Weeraro lagu dilay ciidamo katirsan xukuumadda Afghanistan.

Dagaalyahanada imaarada Islaamiga ah ayaa wali halkoodi kasii wada dagaalka ay kula jiraan ciidamada xukuumadda dabadhilifka Kaabul, saacadihii lasoo dhaafay weeraro dhiig badan ku daatay ayaa lagasoo calaamadeeyay gobollada kala duwan ee wadankaasi.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip